Skip to content

Booksellers & Trade Customers: Sign up for online bulk buying at trade.atlanticbooks.com for wholesale discounts

Booksellers: Create Account on our B2B Portal for wholesale discounts

Baadigoobkii Nabadda ee Geeska Afrika: Xusuusqor

by Danjire Maxamed Cabdi Affey
Save 4% Save 4%
Current price ₹3,303.00
Original price ₹3,430.00
Original price ₹3,430.00
Original price ₹3,430.00
(-4%)
₹3,303.00
Current price ₹3,303.00

Imported Edition - Ships in 18-21 Days

Free Shipping in India on orders above Rs. 500

Request Bulk Quantity Quote
+91
Book cover type: Paperback
  • ISBN13: 9781912411993
  • Binding: Paperback
  • Subject: N/A
  • Publisher: Looh Press
  • Publisher Imprint: Looh Press
  • Publication Date:
  • Pages: 382
  • Original Price: USD 35.0
  • Language: Somali
  • Edition: Second Edition
  • Item Weight: 536 grams
  • BISAC Subject(s): Memoirs

Cabdi Affey, Danjire Maxamed: - DANJIRE MAXAMED CABDI AFEY waa siyaasi, diblomaasi iyo qoraa ka soo baxay duruufo adag oo ka jiray deegaanka Waqooyi Bari Kenya, halkaas oo uu ku dhashay 1968kii. Nolol miyiga ka bilaabatay, waxbarasho adag oo la baadi goobay, iyo waayo-aragnimo toos ah oo uu u lahaa dulmiga sharciyadii lagu hayey bulshada NFD ayaa ka dhigay qof u jihaystay adeegga bulshada, sharciyadda, iyo dib-u-heshiisiinta. Wuxuu ka mid noqday Golaha Baarlamaanka Kenya iyo Golaha Wasiirrada, isaga oo noqday Soomaaligii ugu horreeyey ee qabta jagada Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda ee Kenya. Sidoo kale wuxuu ahaa safiirkii ugu horreeyey ee Kenya u magacowdo Soomaaliya burburkii kaddib. Waxa kale oo uu hormuud ka noqday dadaalkii lagu tirtiray Indemnity Bill, kaas oo oggolaanayey tacaddiyo ka dhan ah dadkiisa. Dhinaca kale, wuxuu door muuqda ka qaatay baadigoobkii nabadda Soomaaliya, shirarkii dib-u-dhiska, dhexdhexaadinta khilaafaadka, iyo yagleelidda dowladnimada Soomaaliya iyo Geeska Afrika. Sidoo kale wuxuu noqday qofkii ugu horreeyey ee ka soo jeeda NFD ee afkiisa hooyo ku qora buug ka hadlaya taariikhdiisa iyo siyaasadda gobolka.

Trusted for over 49 years

Family Owned Company

Secure Payment

All Major Credit Cards/Debit Cards/UPI & More Accepted

New & Authentic Products

India's Largest Distributor

Need Support?

Whatsapp Us