Ismahurto: Taariikh iyo Qiso Jacayl Burburkii Soomaaliya
Imported Edition - Ships in 18-21 Days
Free Shipping in India on orders above Rs. 500
Imported Edition - Ships in 18-21 Days
Free Shipping in India on orders above Rs. 500
SMAHURTO waa dhacdooyin taariikheed oo ka warramaya sheekooyin dhab ah oo dhacay intii u dhexaysay 1990-kii ilaa 1998-kii, xilligii dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya iyo sheeko mala-awaal ah. Waxa ay si qoto dheer u taabanaysaa burburkii dowladdii dhexe, kalafogaanshihii qoysaska Soomaaliyeed, jacayl ay kala irdhaysay colaadaha qabiilku, iyo rajada dibuheshiisiinta iyo dibudhiska dowladnimada.
Sheekadu waxay la socotaa nolosha dad aan siyaasiyiin ahayn, sida: Jaamac, Farxiya, Farxaan iyo Yaasmiin oo la kulmaya dhibaatooyin nafsi ah, qabiil iyo qax, kuwaas oo xiriirkooda jacayl si adag uga dhex muuqdo dhibta guud ee ummadda haysata. Magaalada Muqdisho oo ay colaadi ka aloosan tahay, Gaalkacyo oo qabiillo isku hayaan, Hargeysa oo xasiloonideeda raadinaysa, iyo asaasidda Puntland ayaa dhammaantood ku jira masraxa sheekadan.
ISMAHURTO waxay si geesinnimo leh u taabanaysaa mowduucyo ay ka mid yihiin: kala qeybsanaanta bulshada soomaaliyeed, raadkii kooxaha soomaalida sida USC, SSDF iyo Al-ltixaad, saamaynta qabiillada Hawiye iyo Daarood ee siyaasadda, doorkii hoggaamiyayaal soomaaliyeed sida Maxammed Siyaad Barre, Maxammed Faarax Caydiid, iyo Cabdullaahi Yuusuf Axmed, iyo xusuusta dadkii soomaaliyeed ee qurbaha u qaxay ama gudaha ku barakacay.
Waa sheeko qiiro leh oo isu keenaysa jacayl, siyaasado isdiiddan, qabiil, iyo doonista midnimo soomaaliyeed. Waxay akhristaha xasuusinaysaa in si kasta oo dagaallo, kala-qaybsanaan iyo cadaawado u aloosnaayeen, welina ay u jiraan, ay haddana jirto rajo iyo suurtagalnimo dib u heshiisiin iyo dhisidda qaran midaysan. ISMAHURTO waa xusuus qoran oo ku saabsan dadkii shacabka ahaa dhibtii ay la kulmeen iyo kalgacalkii aan isbaleddelin xitaa markii colaaduhu kala fogeeyeen.
"Qiso, taariikh, burbur, jaceyl, rajo, iyo
dagaal weli buuggaan ka hor buug la isugu ma keenin" Maxammed Cabdullaahi Cartan.
• Author(s): Clear | James • Publisher: Penguin • Publisher Imprint: Penguin Random House • Subject: General Books
• Author(s): Ichiro Kishimi • Publisher: GROVE ATLANTIC • Publisher Imprint: Allen & Unwin • BISAC: Personal Growth - SuccessIchiro Kishimi lives in Kyoto. He writes, lectures and teaches in psychiatric clinics as a certified counsellor and c...
View full details• Author(s): Chetan Bhagat • Publisher: HarperCollins Publishers India • Publisher Imprint: HarperCollins Publishers India • BISAC: GeneralFrom India's top-selling writer Chetan Bhagat comes a powerful new love story that will make you laugh, cry...
View full details• Author(s): Brianna Wiest • Publisher: Manjul Publishing • Publisher Imprint: Amaryllis • BISAC: Body Mind And SpiritThis is a book about self-sabotage. Why we do it, when we do it, and how to stop doing it—for good. Coexisting but conflicting n...
View full details• Author(s): Morgan Housel • Publisher: Pan Macmillan • Publisher Imprint: Pan Macmillan • BISAC: Finance - Wealth ManagementA third book from the International bestselling author of The Psychology of Money and Same as Ever, lessons on harnessing...
View full details• Author(s): Arundhati Roy• Publisher: PRH INDIA LOCAL PRINT• Publisher Imprint: Penguin Hamish Hamilton• BISAC: Literary FiguresArundhati Roy’s first work of memoir, this is a soaring account, both intimate and inspiring, of how the author became...
View full details• Author(s): Acharya Prashant • Publisher: HarperCollins Publishers India • Publisher Imprint: HarperCollins Publishers India • BISAC: GeneralIn a world where vagueness is mistaken for depth and obscurity passes for wisdom, Truth without Apology ...
View full details• Author(s): Sudha Murthy • Publisher: India Puffin • Publisher Imprint: India Puffin • BISAC: Short StoriesWho can resist a good story, especially when it's being told by Grandma? From her bag emerges tales of kings and cheats, monkeys and mic...
View full details• Author(s): Satoshi Yagisawa • Publisher: Bonnier Books Ltd • Publisher Imprint: Bonnier Books Ltd
• Author(s): Newport, Cal • Publisher: Little, Brown Book Group • Publisher Imprint: Piatkus
• Author(s): Shrijeet Shandilya • Publisher: Ebury Press • Publisher Imprint: Ebury Press • BISAC: Romance - GeneralIn the electric haze of college life, three friends are bound by laughter, late-night talks and unspoken promises. But when two of...
View full details• Author(s): Dan Brown • Publisher: Transworld Publishers Ltd • Publisher Imprint: Transworld Publishers Ltd • BISAC: Thrillers - EspionageDan Brown is the bestselling author of Digital Fortress, Deception Point, Angels and Demons, The Da Vinci C...
View full details• Author(s): Sudha Murty • Publisher: India Puffin • Publisher Imprint: India Puffin • BISAC: Action & Adventure - General
Rich Dad Poor Dad: What the Rich Teach Their Kids about Money That the Poor and Middle Class Do Not!
• Publisher: Penguin • Publisher Imprint: Penguin Random House • Subject: General Books • BISAC: Personal Finance - GeneralApril of 2022 marks a 25-year milestone for the personal finance classic Rich Dad Poor Dad that still ranks as the #1 Pers...
View full details• Author(s): Dale Carnegie | Napoleon Hill • Publisher: Fingerprint • Publisher Imprint: Fingerprint • Subject: General Books
• Author(s): Freida Mcfadden • Publisher: Penguin Select Print • Publisher Imprint: Penguin Select Publishing"Multi-Million Copy Bestselling Series •Now Being Made Into a Major Motion Picture Starring Sydney Sweeney and Amanda Seyfried #1 New Yor...
View full details• Author(s): Wonder House Books • Publisher: Wonder House Books • Publisher Imprint: Wonder House Books • BISAC: Comics & Graphic Novels - Fairy Tales, Folklore, Legends & MTimeless Wisdom, Talking Animals & Life Lessons for Young Min...
View full details• Author(s): Viktor E. Frankl • Publisher: Random House • Publisher Imprint: Random Hou • Subject: Medical, Nursing and Health Sciences
• Author(s): Madhavi Bharadwaj • Publisher: PRH India • Publisher Imprint: Penguin Ebury Press • BISAC: Parenting - MotherhoodWelcome to the wild, messy, wonderful world of parenting--where the nights are long, the diapers are explosive, and unso...
View full details• Author(s): Vir Das • Publisher: HarperCollins Publishers India • Publisher Imprint: HarperCollins Publishers India • BISAC: Entertainment & Performing ArtsComedian and actor Vir Das is beloved (by some, tolerated by others, blocked by a few...
View full details• Author(s): Eric Carle • Publisher: Penguin Books, Limited (UK) • Publisher Imprint: Penguin Books, Limited (UK) • BISAC: Animals - Butterflies, Moths & CaterpillarsEric Carle's The Very Hungry Caterpillar is a perennial favourite with child...
View full details• Author(s): Prajakta Koli • Publisher: Harper Fiction India • Publisher Imprint: Harper Fiction India • BISAC: Romance - ContemporaryWinner of the Amazon India Popular Choice Debut Book 2025 Award. From one of India's most-loved creators comes s...
View full details• Author(s): Albom, Mitch • Publisher: Little, Brown Book Group • Publisher Imprint: Sphere* Subtitled 'An old man, a young man, and life's greatest lesson', this is a true story of a man's rediscovery of his mentor - a book about second chances.