Skip to content

Booksellers & Trade Customers: Sign up for online bulk buying at trade.atlanticbooks.com for wholesale discounts

Booksellers: Create Account on our B2B Portal for wholesale discounts

Hagaha Nolosha Islaamka: Guurka Iyo Qoyska

by MR Ibrahim G. Hassan
Save 9% Save 9%
Current price ₹1,792.00
Original price ₹1,960.00
Original price ₹1,960.00
Original price ₹1,960.00
(-9%)
₹1,792.00
Current price ₹1,792.00

Imported Edition - Ships in 18-21 Days

Free Shipping in India on orders above Rs. 500

Request Bulk Quantity Quote
+91
Book cover type: Paperback
  • ISBN13: 9781514888452
  • Binding: Paperback
  • Subject: N/A
  • Publisher: Createspace Independent Publishing Platform
  • Publisher Imprint: Createspace Independent Publishing Platform
  • Publication Date:
  • Pages: 278
  • Original Price: USD 19.99
  • Language: Somali
  • Edition: N/A
  • Item Weight: 377 grams
  • BISAC Subject(s): Islam / General

HAGAHA NOLOSHA ISLAAMKA waa kitaab ka hadlaya guurka iyo qoyska kuna salaysan Diinta Islaamka. Kitaabka waxaa loogu talagalay dadka guriga leh iyo dhallinyarada guur-doonka ah si ay ugu dhaqmaan Nolosha iyo Aadaabta Islaamka ee guurka iyo qoyska. Kitaabta Hagaha Nolosha Islaamka waxaa uu qofka Muslimka ah ku hagayaa tubta toosan ee guurka iyo dhismaha qoys dhawrsan, waxaanu gaashaan adag ka yahay fashilka guurka, burburka qoyska, iyo gelidda macsida. Kitaabku waa qaniimad joogto ah oo aan lahayn saman u gaar ah waana hanuunin dhammaystiran oo horseedaysa guur iyo qoys ku dhisan dhawrsanaan, jacayl, iyo farxad.

Qoraaga Kitaabka Ibrahim G. Hassan iyo qoyskiisu waxay dalka Maraykanka yimaadeen sannadkii 1996 iyaga oo ka soo qaxay dagaalladii sokeeye ee Somalia. Ibrahim waxaa uu muddo dheer ka shaqaynayay Dugsiyada Waxbarashada ee magaalada Portland, Gobolka Maine ee dalka Maraykanka. Waxaa uu si gaar ah ula shaqeeyay waxna u baray carruurta Somaliyeed iyo carruuraha qoomiyadaha kale ee dalka ku cusubaa. Ibrahim waxaa uu ku takhasusay Luqada Ingiriisiga waxaany qayb Ayaan ku koray magaalada Cadan ee dalka Yaman, halkaas oo uu ku bartay Diinta Islaamka.

Trusted for over 49 years

Family Owned Company

Secure Payment

All Major Credit Cards/Debit Cards/UPI & More Accepted

New & Authentic Products

India's Largest Distributor

Need Support?

Whatsapp Us