Skip to content

Booksellers & Trade Customers: Sign up for online bulk buying at trade.atlanticbooks.com for wholesale discounts

Booksellers: Create Account on our B2B Portal for wholesale discounts

Doodda Diinta Iyo Dowladda

by Maxamed Doodishe
Save 4% Save 4%
Current price ₹2,357.00
Original price ₹2,450.00
Original price ₹2,450.00
Original price ₹2,450.00
(-4%)
₹2,357.00
Current price ₹2,357.00

Imported Edition - Ships in 18-21 Days

Free Shipping in India on orders above Rs. 500

Request Bulk Quantity Quote
+91
Book cover type: Hardcover
  • ISBN13: 9781806051731
  • Binding: Hardcover
  • Subject: N/A
  • Publisher: CIID Publishing
  • Publisher Imprint: CIID Publishing
  • Publication Date:
  • Pages: 138
  • Original Price: USD 24.99
  • Language: Somali
  • Edition: N/A
  • Item Weight: 377 grams
  • BISAC Subject(s): General

Hanashada dowladnimada, gumaysigii reer Yurub kaddib, waxaa waddamadii la gumaystay, gaar ahaan waddamada muslimiinta, ka curtay dood la xiriirta dabeecadda dowladnimada ay hanteen iyo xiriirka ay la leedahay sooyaalkooda iyo diintooda. Dooddani waxa ay dabasocotay mid ka horraysay, oo qarnigii 19aad ka curatay Bariga Dhexe. Doodahaa oo ku biyo-shubtay unkamidda laba dhaqdhaqaaq; Qawmi iyo Diini.

Dhaqdhaqaaq kastana waxa uu yeeshay muuqaallo dhowr ah. Doodahaa iyo dabaylahaa siyaasadeed waxa ay saamayn ku lahaayeen dhaqdhaqaaqyadii ka jiray Soomaaliya, xorriyadda ka hor iyo kaddib, iyada oo labadaa dhaqdhaqaaqba ay u soo tillaabeen dhanka Soomaaliya.

Qormada uu xambaarsanyahay Buuggani waxa ay iftiiminaysaa geeddiga mashruuca Islaamiga ah ee Soomaaliya, marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, sidii uu ula falgalay bedka guud "public sphere" iyo gaar ahaan siyaasadda, taasoo waddada u xaaraysa in si mowduuci ah, loo qiimeeyo waxqabadka kooxaha ka ambaqaadaya fekerka diinta, saamiga ay ku biiriyeen hagaajinta "al-Iṣlah/Reform" dowladda iyo bulshada, u-dhowaanshaha iyo ka-fogaanshaha dedaallada/Ijtihad-ka culummadii hore iyo kuwa casriga ah ee la xiriira diinta iyo dowladnimada, guulaha iyo guuldarrooyinka ka dhashay hawlahooda, iyo halka ay maanta ka taagan yihiin qaddiyadaha masiiriga ah ee ummadda Soomaaliyeed.

Trusted for over 49 years

Family Owned Company

Secure Payment

All Major Credit Cards/Debit Cards/UPI & More Accepted

New & Authentic Products

India's Largest Distributor

Need Support?

Whatsapp Us