Mam Iyo Siin
Imported Edition - Ships in 18-21 Days
Free Shipping in India on orders above Rs. 500
Imported Edition - Ships in 18-21 Days
Free Shipping in India on orders above Rs. 500
Marka si guud loo qiimeeyo waxa ruuxda quudiya ama qadiya, dareenka dharjiya ama gaajo ku rida, dhiigga kiciya ama dejiya, qalbiga qafaasha ama isu dhiiba, waxa ugu mudan ee ugu mug iyo macne weyn waa caashaqa. Waa caashaqa ay qaarkood dhahaan waa magaca loo bixiyo jacaylka aan xiriir ku guulaysan, qaarna ay dhahaan waa jacayl gaammuray oo aan dan ka lahayn xiriir iyo goyn oo labadaba ku tanaada oo ku sii barbaara, qaar kale na ay dhahaan jacayl iyo caashaqba waa uun laba magac oo ka turjumaya dareen isku mid ah laakiin se ka la heer ah. Waa caashaqa boqollaal jaad ku yimaada, sida loo la falgalana ay dhaliso in uu noqon mid dhuleed ama mid cir, qofkiisana bada in uu adduunka ku khasaaro, ku waasho, ama uu dhinto ama in uu dunida walxaha iyo kulka jirka dhaafo oo uu guul iyo guuldarraba u duuliyo xaggaa iyo cirkii ay ruuxdu ka soo hayaantay.
Waxaa jirta in ay aadanuhu si gaar ah u dhiteeyaan jacayl degaan uun si uun caan uga noqday, inta badan ama giddigoodna la oran karo waxaa ay ka sinnaayeen guuldarrada dhalisay in uu soo ifbaxo oo uu qarsoonida qalbiga iyo sirta nafta inta uu ka fakado carrabbada dadka iyo erayadooda ka dhigta dabayshii dunida oo dhan gaarsiin lahayd. La yaab ma leh oo aadanuhu dareen ahaan waa xuub jilicsan oo si fudud ku dillaaca, waxaa se ugu liibaan iyo farxad badan kan marka uu xuubkiisaasi dillaaco uga faa'idaysta sidii uu ugu hayaami lahaa cirka. Cidna la ma oran caashaqa iska ilaali, loo ma na diidin in uu dareennadiisa dharjiyo e, waxa keliya ee ku duugan caashaqa waa in uu yahay imtixaanka ruuxda iyo jirka, qof walbana ay tahay in marka uu caashaqa dhadhamiyo uu iska dhawro u hoobashada caashaq beenaadka jirka, beddelkeedana uu u dhoofo xaggaa iyo cirka. Taa ayaa caashaqa ka dhigta caashaq macaan badan, laakiin se dhammaan sheekooyinka caashaqu marka ay guuldarraystaan ee ay kashifmaan waa ay waaraan haddii ay gaarsiisnaayeen heer uu xanuunkoodu u qalmo in uu ku safro sadcaalka waayaha iyo giraanta dunidaan ay jiilba jiil ka dhaxlayaan. Qisadeennaanina waa uun mid ka mid ah caashaqyadii dunida ugu xanuun badnaa ee ay waayuhuna sida ay u caddibeen si la mid ah ay ugu sooreen safarka waayaha iyo sabirsiinta qalbiyo kale oo qawladahooda ku dhiigbaxaya.Sida uu leeyahay sheekh Axmed Yasawi, jacaylka ma aha walax iyo jir la jeclaadee, waa jacaylka xaqa iyo xaqiiqada, waxa kalana waa suurad ku baraysa jacaylka dhabta ah, jidkiisana ku gu duwaysa haddii aad sirta fahamtid 'qofkii caashaqa aqoonsada, naftiisa wuu halmaamaa, mar haddii uu gacaliyihiisa la joogana, wax dhiba uma uu arko haddii unuunka laga jaro,Buuggaan oo aan markii labaad dib u turjumay waxa uu inoo sidaa laba sheeko, laba jacayl, amaba afar. Laba barbaar oo dhinac ah, laba barbaar oo dhinac kale ah, laba walaal oo dhan ah iyo laba saaxiib oo dhan kale ah. Macaan iyo kharaar, kul iyo qabow, guul iyo guuldarro, raf iyo raaxo, silic iyo sareedo, iyo dareenno badan ayaa uu inoo sidaa, waxaana la gu xardhay erayo amakaag iyo ashqaraar leh oo ay isa ga dambeeyeen laba sheekh, laba suufi, laba suugaanyahan, laba daaci, laba qoraa, laba fiqi oo labaduba Kurdi ahaa. Waxaa markii hore i waday jacaylka afkeenna iyo hayaanka tanaadintiisa iyo macaanka sheekadaan sida ay ugu qalanto in ay dhitadiisa ka mid noqoto. Markaa hore waxaan horjeed ku mamman sheekadaan, markaan dambana waxaan islahaa ha kuu noqoto naqdiin afkeennana mar kale dhitadiisa sii kordhisa. Haddii ay tii hore tan ka macaan tahay waan ka cudurdaaranayaa, daliilna waxay iigu noqonaysaa in jacaylkii iyo mammaantii hore ay iga dhinteen, ruuxdayduna ay sii faaruqgaraacaysa. Haddii ay tani tii hore kaa la heer sarraysana, waxaan ku faraxsanahay in aanay ruuxdaydu wada hooban, sidii hore ka badanna aan sheekadaan ugu mammanahay, afkeennana aan weli ilmihiisii ahay.
Ka bogasho wacan iyo xulasho wanaagsan dhammaanteen.
• Author(s): Clear | James • Publisher: Penguin • Publisher Imprint: Penguin Random House • Subject: General Books
• Author(s): Jeff Kinney • Publisher: Penguin Random House Children's UK • Publisher Imprint: Penguin Random House Children's UK • BISAC: Comics & Graphic Novels - Humorous
• Author(s): Ichiro Kishimi • Publisher: GROVE ATLANTIC • Publisher Imprint: Allen & Unwin • BISAC: Personal Growth - SuccessIchiro Kishimi lives in Kyoto. He writes, lectures and teaches in psychiatric clinics as a certified counsellor and c...
View full details• Author(s): Chetan Bhagat • Publisher: HarperCollins Publishers India • Publisher Imprint: HarperCollins Publishers India • BISAC: GeneralFrom India's top-selling writer Chetan Bhagat comes a powerful new love story that will make you laugh, cry...
View full details• Author(s): Brianna Wiest • Publisher: Manjul Publishing • Publisher Imprint: Amaryllis • BISAC: Body Mind And SpiritThis is a book about self-sabotage. Why we do it, when we do it, and how to stop doing it—for good. Coexisting but conflicting n...
View full details• Author(s): Morgan Housel • Publisher: Pan Macmillan • Publisher Imprint: Pan Macmillan • BISAC: Finance - Wealth ManagementA third book from the International bestselling author of The Psychology of Money and Same as Ever, lessons on harnessing...
View full details• Author(s): Arundhati Roy • Publisher: PRH INDIA LOCAL PRINT • Publisher Imprint: Penguin Hamish Hamilton • BISAC: Literary Figures
• Author(s): Acharya Prashant • Publisher: HarperCollins Publishers India • Publisher Imprint: HarperCollins Publishers India • BISAC: GeneralIn a world where vagueness is mistaken for depth and obscurity passes for wisdom, Truth without Apology ...
View full details• Author(s): Sudha Murthy • Publisher: India Puffin • Publisher Imprint: India Puffin • BISAC: Short StoriesWho can resist a good story, especially when it's being told by Grandma? From her bag emerges tales of kings and cheats, monkeys and mic...
View full details• Author(s): Satoshi Yagisawa • Publisher: Bonnier Books Ltd • Publisher Imprint: Bonnier Books Ltd
• Author(s): Newport, Cal • Publisher: Little, Brown Book Group • Publisher Imprint: Piatkus
• Author(s): Shrijeet Shandilya • Publisher: Ebury Press • Publisher Imprint: Ebury Press • BISAC: Romance - GeneralIn the electric haze of college life, three friends are bound by laughter, late-night talks and unspoken promises. But when two of...
View full details• Author(s): Dan Brown • Publisher: Transworld Publishers Ltd • Publisher Imprint: Transworld Publishers Ltd • BISAC: Thrillers - EspionageDan Brown is the bestselling author of Digital Fortress, Deception Point, Angels and Demons, The Da Vinci C...
View full details• Author(s): Sudha Murty • Publisher: India Puffin • Publisher Imprint: India Puffin • BISAC: Action & Adventure - General
Rich Dad Poor Dad: What the Rich Teach Their Kids about Money That the Poor and Middle Class Do Not!
• Publisher: Penguin • Publisher Imprint: Penguin Random House • Subject: General Books • BISAC: Personal Finance - GeneralApril of 2022 marks a 25-year milestone for the personal finance classic Rich Dad Poor Dad that still ranks as the #1 Pers...
View full details• Author(s): Dale Carnegie | Napoleon Hill • Publisher: Fingerprint • Publisher Imprint: Fingerprint • Subject: General Books
• Author(s): Freida Mcfadden • Publisher: Penguin Select Print • Publisher Imprint: Penguin Select Publishing"Multi-Million Copy Bestselling Series •Now Being Made Into a Major Motion Picture Starring Sydney Sweeney and Amanda Seyfried #1 New Yor...
View full details• Author(s): Wonder House Books • Publisher: Wonder House Books • Publisher Imprint: Wonder House Books • BISAC: Comics & Graphic Novels - Fairy Tales, Folklore, Legends & MTimeless Wisdom, Talking Animals & Life Lessons for Young Min...
View full details• Author(s): Viktor E. Frankl • Publisher: Random House • Publisher Imprint: Random Hou • Subject: Medical, Nursing and Health Sciences
• Author(s): Madhavi Bharadwaj • Publisher: PRH India • Publisher Imprint: Penguin Ebury Press • BISAC: Parenting - MotherhoodWelcome to the wild, messy, wonderful world of parenting--where the nights are long, the diapers are explosive, and unso...
View full details• Author(s): Vir Das • Publisher: HarperCollins Publishers India • Publisher Imprint: HarperCollins Publishers India • BISAC: Entertainment & Performing ArtsComedian and actor Vir Das is beloved (by some, tolerated by others, blocked by a few...
View full details• Author(s): Eric Carle • Publisher: Penguin Books, Limited (UK) • Publisher Imprint: Penguin Books, Limited (UK) • BISAC: Animals - Butterflies, Moths & CaterpillarsEric Carle's The Very Hungry Caterpillar is a perennial favourite with child...
View full details• Author(s): Prajakta Koli • Publisher: Harper Fiction India • Publisher Imprint: Harper Fiction India • BISAC: Romance - ContemporaryWinner of the Amazon India Popular Choice Debut Book 2025 Award. From one of India's most-loved creators comes s...
View full details