Skip to content

Booksellers & Trade Customers: Sign up for online bulk buying at trade.atlanticbooks.com for wholesale discounts

Booksellers: Create Account on our B2B Portal for wholesale discounts

Qaylodhaan Deegaan: Qoraallo Xul Ah

by Axmed Ibraahin Cawaale
Save 9% Save 9%
Current price ₹1,594.00
Original price ₹1,753.00
Original price ₹1,753.00
Original price ₹1,753.00
(-9%)
₹1,594.00
Current price ₹1,594.00

Imported Edition - Ships in 18-21 Days

Free Shipping in India on orders above Rs. 500

Request Bulk Quantity Quote
+91
Book cover type: Paperback
  • ISBN13: 9788799520862
  • Binding: Paperback
  • Subject: N/A
  • Publisher: Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark
  • Publisher Imprint: Liibaan Publishers, Copenhagen, Denmark
  • Publication Date:
  • Pages: 226
  • Original Price: USD 17.88
  • Language: Somali
  • Edition: N/A
  • Item Weight: 309 grams
  • BISAC Subject(s): Environmental Conservation & Protection

Soo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan. Waxa uu qoraagu isku dayay inuu muujiyo quruxda iyo kala-duwanaata dabiicadda, muggeedda ay isku kaabi karto iskuna joogtayn karto, isla markaana noolaha kale kaabi karto, iyo weliba sidoo kale u-nuglaanshiiyaheeda dhibaatooyin aan hore loo arag baaxaddooda. Farriinta uu buuggani xambaarsan yahay waxa ay tahay dhawaaq u dhigan qaab qaylodhaaneed, dhinaca kalena damiirka dadka la xanshashaqaaya, rabana inuu ka saaro moogganaanta dhibaatada haysata deegaankeenna. Waxa aad ka dhex heli doontaa: 28 curis oo ku saabsan arrimaha deegaanka 18 qoraallo koobkooban oo u dhigan bikaacyo (reflections) 22 muuqaal In ka badan 300 oo magacyada dhirta carriga Soomaalida iyo magacyadoodii cilmiga ahaa 54 geed oo ka mid ah dhirta qadhaabka, magacyadooda cilmiga ah, iyo qaybtooda la cuno.

Axmed Ibraahin Cawaale waa cilmi-baadhe, shaqaale samafal, iyo casharjeediye jaamacadeed, watana in ka badan labaatan gu' oo waayo'aragnimo ah. Waxa uu ku xeel dheeryahay arrimaha deegaanka iyo, sidoo kale, maamulka iyo maaraynta. Waxa uu wax ka qoray saansaanka deegaan ee carriga Soomaalida, sooyaalkii hore ee Soomaalida, iyo aqoonta hadhaadiga ah. Buugaagta kale ee uu lee yahay waa Environment in Crisis: Selected Essay on Somali Environment, Dirkii Sacmaallada, Sitaad, Maqaddinkii Xeebaha Berri-Soomaali: Taariikh-nololeedkii Xaaji Sharma'arke Cali Saalax.

Trusted for over 49 years

Family Owned Company

Secure Payment

All Major Credit Cards/Debit Cards/UPI & More Accepted

New & Authentic Products

India's Largest Distributor

Need Support?

Whatsapp Us